Isbarbar dhig Qorsheyaasha

Waxa jira ururro lacageed badan oo u sharciyeysan inay bixiyaan qorshayaasha RESP oo mid kastaa kala duwan. Jaartiyada hoosta ku yaal ayaa isbarbar dhigaya qorshayaasha ka soo jeeda 10 bixiyeyaal RESP oo ugu waaweyn. Si aad u hesho liiska buuxa ee bixiyeyaasha booqo Sida loo helo Bixiye RESP. Markaad go’aansaneyso midka adiga kuugu Habboon, u fiirso ajuurada ay ku dallacaan dadka, intay adiga waajibka ku ah inaad ku darto lacagta, iyo waxyaabaha aad kala dooran karto.

Xulashada RESP-ga habboon

Eeg sida aad u bilaaban karto furasahada qorshahaaga RESP.

Soo ogow lacag bixinta dowladda ee la heli karo.